Ogaysiis

Si fudud ugu dir macamiishaada ama shaqaalahaaga fariimo adigoo hal mar u wada diraya.

Gobolada

  • Bari- $800
  • Nugaal- $800
  • Mudug- $800
  • Karkaar- $300
  • Sool- $300
  • Sanaag- $300

Magaalooyinka

  • Bosaso- $500
  • Garowe- $500
  • Galkacyo- $500

Puntland

All regions- $1500

SMS BAAQ

BAAQ waa barnaamij¬† u fududaynaya hay’adaha iyo shirkadaha in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan farriimo mar kaliya, iyaga oo isticmaalaya hab casri ah (web interface). Qiimaha adeeggani waa $0.02 dhambaalkiiba (per message/hit).

Habka is diiwaangalinta

  1. Booqo xarumaha Iibka Golis
  2. Buuxi Foomka Codsiga (waa FREE)
  3. Bixi $20 (labaatan dollar) oo diwaangelin ah
  4. Ku shubo ugu yaraan $10 (toban dollar) oo u dhiganta 500 (shan boqol) oo farriimood (SMS)

SMS API

Waxaad sidoo kale kafaaidaysan kartaa adeega BAAQ adigoo kasoo diraya fariimaha baraamijya kale iyadoo aad isticmaalaysid Golis SMS gateway.