Akoonka merchant

Furo akoon sahal ganacsigaaga gaar u ah. akoonka wuxuu kuu fududaynayaa inaad lasocotid dhaqdhaqaaqa lacagaha ganacsigaaga.

Habka is diiwangalinta

  • Diwaangalintu waa bilaash
  • Gudbi magaca ganacsiga iyo shahaado cadayn ah inaad leedaha ganacsiga.

Kaaftoon

Furo akoon bankiga Salaam si aad isu xirtid sahalkaaga iyo akoonkaaga bankiga.

  • Fiiri haraaga lacagta bangiga
  • Gasho lacag akoonkaaga bangiga
  • Kalabax lacag akoonkaaga bangiga
  • Udhir lacag akoon kale oo bangiga ah.

Habka is diiwangalinta

Macmiilka aan horey u  lahayn adeegga kaaftoon markii uu rabo inuu furto Adeegga kaaftoon waxaa looga bahan yahay inuu Account  ku lee yahay Adeegga SAHAL   ka dib wuxuu tegayaa Salaam bank waxaana looga bahan yahay  shuruudahan inuu  uu buuxiyo : –

1. Unuu adeegga sahal u furan yahay.

2. Laba Sawir oo kuwa teesaraha aha.

3. Aqoonsi ( baasbor ama kaar la aqoonsan yahay )

4. Inuu Akoonka ku shubto 15 doolar, 10 waxaa laga rabaa inuu Account-ka ku shubo, 5 doolar oo  hartay waxaa lagu siinayaa  CHEQUE.

Qaabka loo isticmaalo

  • Garaac *888# kadib gali PIN kaaga
  • Taabo nambar 8 (salaam bank)
  • Liiska ka dooro waxaad rabtid.

Waxaa kale oo isticmaali kartaa shortcode si aad lacagahaaga umaamushid.

Kalabax akoonka bankiga

  • Garaac *887*akoon nambar*lacagta*PIN bangiga#
  • Kuqor faafaahin kooban
  • Kadib gali PIN kaaga sahal

Dhigo akoonkaaga bankiga

  • Garaac *886*akoon nambar*lacagta#
  • Kuqor faafaahin kooban
  • Kadib gali PIN kaaga sahal