VAS GANACSI

VALUE ADDED SERVICES

KUNASO PLUS (CALL TUNE)

Adeegga kunaso Plus waxa uu macaamiisha u sahlaaya inay ku xayeysiistaan ganacsigooda,

SIdaa la isku diwaangaliyo

DHAMBAAL (BULK SMS)

Dhambaal waa barnaamij casri ah oo macaamiisha, gaar ahaan ganacsatada, goobaha waxbarashada iyo hay’addaha u fududaynaya in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan farriimo mar kaliya,.

Sida la isku diiwangaliyo

Follow Us on Social Media