Value Added Services

Kunaso plus (call tune)

Adeegga kunaso Plus waxa uu macaamiisha u sahlaaya inay ku xayeysiistaan  ganacsigooda,

SIdaa la isku diwaangaliyo

  • Booqo xarunta golis, kadib buuxi waraaqda codsiga
  • Waxaa kale oo looga baahanyahay macmiilka inuu soo samaysto cd xayeysiin ah oo aan ka badnayn 40Ilbiriqs

Dhambaal (bulk SMS)

Dhambaal waa barnaamij casri ah oo macaamiisha, gaar ahaan ganacsatada, goobaha waxbarashada iyo hay’addaha u fududaynaya in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan farriimo mar kaliya,.

Sida la isku diiwangaliyo

  • Booqo xarunta golis, kadib buuxi waraaqda codsiga (waa bilaash).
  • Ku shubo ugu yaraan $10 (toban dollar) oo u dhiganta 500 (shan boqol) oo farriimood (SMS).
  • Kadir fariimahaaga web interface.
  • Qiimaha adeeggani waa $0.02 dhambaalkiiba (per message/hit).