Taariikh kooban

Golis telecom waxaa la asaasay sanadkii 2002 ayadoo ujeedadu ahayd in Soomalidu gaar ahaan bulshada Puntland ay helaan adeeg isgaarsiin oo tayo leh. Shirkada Golis waxay ku guulaystay inay usoo bandigto macamiishayda adeegayada wicitaanka, fariinta SMS, khadka iyo lacag xawilid.

Shirkada xafiiskeeda wayn wuxuu kuyaalaa magaalada Bosaso, waxaa kaloo shirkadu kuleedahay xarumo magaalooyinka kale waawayn ee kuyaala Puntland sida Garowe, Qardho, Galkacyo.

 

 

Our vision is to establish a strong, dynamic and flexible organization to serve and benefit our people with the latest available GSM products and services .This will give the customers access to new telecom services that will change their everyday lives.

Our mission is to become a leading telecom service provider in innovation, service, quality, and economic performance.
To provide best telecom infrastructure in Puntland and to contribute to the growth of Puntland economy.

Golis telecom has always sought to be a value-driven organisation. These values continue to direct our businesses. The six core Golis values underpinning the way we do business are:

Guusheena

1000+
Anteeno isgaarsiin
100+
Laamood
1500+
Shaqaale
17 years+
Khibrad
20+
Adeegyo

Calaaqaadkeena