Ma rabtaa inaad Golis u shaqaysid?

Golis Telecom waxay dadka ku shaqa galisaa si cadaalad ah. Fursadaha shaqada soo baxaya dadwaynaaha daneeynaya oo dan waay u siman yihiin.

Wixii shaqooyin cusub kala soco safxadaan.