ADEEGA DHAMBAAL

OGAYSIIS

Si fudud ugu dir macamiishaada ama shaqaalahaaga fariimo adigoo hal mar u wada diraya.

Gobolada

Magaalooyinka

Puntland

SMS BAAQ

BAAQ waa barnaamij u fududaynaya hay’adaha iyo shirkadaha in ay macaamiishooda iyo shaqaalahooda u wada diri karaan farriimo mar kaliya, iyaga oo isticmaalaya hab casri ah (web interface). Qiimaha adeeggani waa $0.02 dhambaalkiiba (per message/hit).

Habka is diiwaangalinta

SMS API

Waxaad sidoo kale kafaaidaysan kartaa adeega BAAQ adigoo kasoo diraya fariimaha baraamijya kale iyadoo aad isticmaalaysid Golis SMS gateway.