Xirmooyinka prepaidka

PLAN

Number

minutes

Price

Price for 1 minute

BULSHO

120

minutes

0.25 $/day

0 SMS

SHAKHSI

80

minutes

 $1/month

+10 SMS

DHAQAALE

500

minutes

 $5/month

+ 60 SMS

GANACSI

1500

minutes

$10/month

+150 SMS

Billawga

Iska diwaangalisa xarunta Golis kuu dhaw

  • SIM cusub waa $2
  • SIM xaraaradayn waa $1

Garaac 320 kadib raac tilaabooyiinka laguu sheegi doono.

Labo siyaabo u iibso prepiadkaaga.

Qaabka *122#

  • Garaac *122#
  • Taabo nambar 5
  • Dooro xirmadaada
  • Hubi

Qaabka sahalka

  • Garaac *855#
  • Taabo 1 nambarkaaga ku shubo xirmo, ama 2 nambar kale
  • Taabo 5 kuhadal.
  • Dooro xirmadaada

Wicitaanka

Wac dalka gudihiisa $0.024 daqiiqaddii.

Call national roaming numbers (within Somalia but outside Puntland) at $0.05 for postpaid & prepaid.

Partner networks

  • Hormuud (Mogadishu)
  • Telesom (Somaliland)

Iska diiwaangali xarumaha gudaha si aad uga faaidaysatid roaminka dalka dibaddiisa.

Shirkadaha xiriiir laleenahay

  • Safaricom (kenya)
  • Ethiotel
  • Etisalat (Dubai)
  • Etisalat (Oman)
  • Zain (Saudi Arabia)

NEED VIP NUMBER? Visit our centers or call us at +252-05-822001